Boqorradii Labaad 25:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse ciidankii reer Kaldayiin ayaa boqorkii eryaday, oo waxay ku gaadheen bannaannadii Yerixoo; oo ciidankiisii oo dhammuna way ka kala firdheen.

Boqorradii Labaad 25

Boqorradii Labaad 25:1-7