Boqorradii Labaad 25:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xagga masruufkiisana boqorka xaggiisa waxaa laga siin jiray masruuf joogta ah, oo maalin kasta qayb buu heli jiray cimrigiisii oo dhan.

Boqorradii Labaad 25

Boqorradii Labaad 25:20-30