Boqorradii Labaad 25:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse bishii toddobaad Ismaaciil ina Netanyaah oo ahaa ina Eliishaamaac oo farcankii reer boqor ahaa ayaa yimid, isagoo toban nin wata, markaasuu dilay Gedalyaah oo uu dhintay, isaga iyo Yuhuuddii iyo reer Kaldayiin oo isaga Misfaah la joogayba.

Boqorradii Labaad 25

Boqorradii Labaad 25:20-30