Boqorradii Labaad 25:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Baabuloon iyagii ku laayay Riblaah oo ku taal dalka Xamaad. Oo sidaasaa dadkii Yahuudah dalkoodii looga kaxaystay iyagoo maxaabiis ah.

Boqorradii Labaad 25

Boqorradii Labaad 25:19-29