Boqorradii Labaad 25:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Nebuusaradaan wuxuu maxaabiis ahaan u kaxaystay dadkii magaalada ku hadhay, iyo kuwii cararay oo u galay boqorkii Baabuloon, iyo intii dadkii faraha badnaa ka hadhay.

Boqorradii Labaad 25

Boqorradii Labaad 25:5-14