Boqorradii Labaad 25:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddii sagaalaad oo boqornimadiisa bishii tobnaad maalinteedii tobnaad ayaa Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon iyo ciidankiisii Yeruusaalem ku kaceen, oo intay hor degeen ayay qalcado hareereheeda ka dhisteen.

Boqorradii Labaad 25

Boqorradii Labaad 25:1-5