Boqorradii Labaad 24:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hubaal amarkii Rabbiga aawadiis ayaa tanu ugu soo degtay dadkii Yahuudah, inuu iyaga ka dhaqaajiyo hortiisa dembigii Manaseh sameeyey aawadiis, sidii ay ahaayeen kulli waxyaalihii uu sameeyey oo dhan,

Boqorradii Labaad 24

Boqorradii Labaad 24:1-7