Boqorradii Labaad 23:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee wadaaddadii meelaha sarsare ma ay iman meeshii allabariga oo Rabbiga ee Yeruusaalem ku tiil, laakiinse walaalahood way ku dhex cuni jireen kibis aan khamiir lahayn.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:1-19