Boqorradii Labaad 23:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo geedihii Asheeraahna gurigii Rabbiga wuu ka soo bixiyey oo wuxuu geeyey Yeruusaalem dibaddeeda ilaa durdurka Qidroon, oo wuxuu ku gubay durdurkii Qidroon agtiisa, oo intuu ku tuntay ayuu budo ka dhigay, oo budadiina ku daadshay qabuurihii dadka.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:3-16