Boqorradii Labaad 23:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yehooyaaqiimna markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalemna wuxuu boqor ka ahaa kow iyo toban sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Sebuudaah ina Fedaayaah, oo reer Ruumaah ahayd.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:34-36