Boqorradii Labaad 23:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isaga wakhtigiisii ayaa Fircoon Nekoo oo boqorka Masar ahaa ku kacay boqorkii Ashuur ilaa Webi Yufraad, oo waxaa isagii ku soo baxay Boqor Yoosiyaah, markaasaa Fircoon Nekoo isagii ku dilay Megiddoo agteeda markuu arkay.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:22-36