Boqorradii Labaad 23:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu fogeeyey fardihii boqorradii dalka Yahuudah ay qorraxda ku siiyeen iridda laga soo galo guriga Rabbiga ee u dhow qolkii Naataan Meleg oo bohon ahaa uu degganaa, oo gaadhifardoodkii qorraxdana buu gubay.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:9-18