Boqorradii Labaad 22:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yoosiyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray siddeed sannadood, oo Yeruusaalemna boqor buu ka ahaa kow iyo soddon sannadood. Oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Yediidaah ina Cadaayaah oo reer Bosqad ahaa.

Boqorradii Labaad 22

Boqorradii Labaad 22:1-8