Boqorradii Labaad 21:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wiilkiisiina dab buu dhex mariyey, faalna wuu ku noqnoqday, wuxuuna u tegey falanfallowyo, wuuna la macaamilooday kuwii ruuxaanta lahaa iyo saaxiriintii, oo wuxuu Rabbiga hortiisa ku sameeyey shar badan oo uu isaga kaga xanaajiyey.

Boqorradii Labaad 21

Boqorradii Labaad 21:5-7