Boqorradii Labaad 21:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Aamoon markuu boqor noqday wuxuu jiray laba iyo labaatan sannadood, oo laba sannadoodna Yeruusaalem buu boqor ka ahaa, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Meshullemed ina Xaaruus oo reer Yotbaah ahaa.

Boqorradii Labaad 21

Boqorradii Labaad 21:12-25