Boqorradii Labaad 21:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Manaseh wuxuu daadiyey dhiig badan oo aan xaq qabin ilaa uu ka buuxiyey Yeruusaalem dhinac ilaa dhinac, wuxuu kaloo sameeyey dembigiisii uu dadka Yahuudah dembaajiyey, markuu sameeyey wixii Rabbiga hortiisa sharka ku ahaa.

Boqorradii Labaad 21

Boqorradii Labaad 21:15-22