Boqorradii Labaad 21:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yeruusaalem korkeeda waxaan ku soo fidin doonaa xadhiggii Samaariya iyo xadhiggii miisaanka lahaa ee gurigii Axaab; oo Yeruusaalem waxaan u tirtiri doonaa siduu nin saxan u tirtiro oo kale, isagoo tirtira oo gembiya.

Boqorradii Labaad 21

Boqorradii Labaad 21:3-14