Boqorradii Labaad 21:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Manaseh oo ah boqorka dalka Yahuudah ayaa sameeyey karaahiyadan, wuuna sameeyey shar ka sii badan kii reer Amorkii isaga ka horreeyey ay sameeyeen, oo dadka Yahuudahna wuxuu ku dembaajiyey sanamyadiisii,

Boqorradii Labaad 21

Boqorradii Labaad 21:3-18