Boqorradii Labaad 20:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cimrigaagiina waxaan kuugu dari doonaa shan iyo toban sannadood, oo adiga iyo magaaladanba waan ka samatabbixin doonaa gacanta boqorka Ashuur, oo waxaan magaaladan u daafici doonaa aniga daraadday iyo addoonkaygii Daa'uud daraaddiis.

Boqorradii Labaad 20

Boqorradii Labaad 20:1-14