Boqorradii Labaad 20:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xisqiyaah wuxuu Ishacyaah ku yidhi, Erayga Rabbiga oo aad ku hadashay waa wanaagsan yahay. Oo weliba wuxuu kaloo yidhi, Mar haddii nabad iyo rumu ay jirayaan intaan noolahay, sow ma wanaagsana?

Boqorradii Labaad 20

Boqorradii Labaad 20:12-21