Boqorradii Labaad 20:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Nebi Ishacyaah u yimid Boqor Xisqiyaah, oo wuxuu ku yidhi, War nimankanu maxay yidhaahdeen? Xaggee bayse kaaga yimaadeen? Kolkaasaa Xisqiyaah yidhi, Waxay ka yimaadeen dal fog, kaasoo ah Baabuloon.

Boqorradii Labaad 20

Boqorradii Labaad 20:6-18