Boqorradii Labaad 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu qaaday Eliiyaah go'iisii ka dhacay, oo intuu biyihii ku dhuftay ayuu yidhi, Meeh Rabbiga ah Ilaaha Eliiyaah? Oo markuu biyihii ku dhuftay ayay xagga iyo xagga u kala qaybsameen; markaasaa Eliishaa ka gudbay.

Boqorradii Labaad 2

Boqorradii Labaad 2:10-24