Boqorradii Labaad 19:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Rabbigu saasuu uga hadlay boqorka Ashuur oo yidhi, Isagu magaaladan iman maayo, fallaadhna ku soo gani maayo, horteedana gaashaan la iman maayo, taallo ciid ahna ag tuuli maayo.

Boqorradii Labaad 19

Boqorradii Labaad 19:22-37