Boqorradii Labaad 19:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cadhadaadii aad ii cadhootay, Iyo islaweynaantaadii waxay soo gaadheen dhegahayga, Oo sidaas daraaddeed sanka waxaan kaa sudhi doonaa qabatadayda, Bushimahaagana waxaan gelin doonaa xakamahayga, Oo waxaan kugu celin doonaa jidkii aad ku timid.

Boqorradii Labaad 19

Boqorradii Labaad 19:21-37