Boqorradii Labaad 19:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ishacyaah ina Aamoos u soo cid diray Xisqiyaah, oo wuxuu ku yidhi, Rabbiga Ilaaha reer binu Israa'iil ahu wuxuu leeyahay, Seenxeeriib oo ah boqorka Ashuur waad iga bariday, taas aawadeed waan ku maqlay.

Boqorradii Labaad 19

Boqorradii Labaad 19:18-29