Boqorradii Labaad 19:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo ilaahyadoodiina dab bay ku dhex tuureen, waayo, iyagu ilaahyo ma ay ahayn, laakiinse waxay ahaayeen wax gacanta lagu sameeyey, oo ahaa qoryo iyo dhagaxyo, oo sidaas daraaddeed iyagu way baabbi'iyeen.

Boqorradii Labaad 19

Boqorradii Labaad 19:16-22