Boqorradii Labaad 19:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, dhegta u dhig oo maqal, oo Rabbiyow, indhahaaga fur oo arag; bal maqal Seenxeeriib erayadii uu u soo diray inuu Ilaaha nool ku caayo.

Boqorradii Labaad 19

Boqorradii Labaad 19:8-22