Boqorradii Labaad 19:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumihii ay awowayaashay baabbi'iyeen ilaahyadoodii miyey samatabbixiyeen, kuwaasoo ahaa Goosaan, iyo Xaaraan, iyo Resef, iyo reer Ceeden oo Telasaar degganaa?

Boqorradii Labaad 19

Boqorradii Labaad 19:3-13