Boqorradii Labaad 18:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddii afraad ee Boqor Xisqiyaah, taasoo ahayd sannaddii toddobaad ee Hoosheeca ina Eelaah oo boqorkii dalka Israa'iil ahaa ayuu Shalmaneser oo ahaa boqorkii Ashuur Samaariya ku kacay oo hareereeyey.

Boqorradii Labaad 18

Boqorradii Labaad 18:2-16