Boqorradii Labaad 18:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu isaga wuu la jiray, oo meel alla meeshuu tegeyba wuu ku liibaanay, oo wuxuu ka fallaagoobay boqorkii Ashuur oo umana adeegin.

Boqorradii Labaad 18

Boqorradii Labaad 18:1-9