Boqorradii Labaad 18:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adigu waxaad leedahay, Dagaalka waxaa loo hayaa talo iyo xoog, laakiinse afka uun baad ka tidhi. Haddaba waadiga iga fallaagoobaye bal yaad isku hallaynaysaa?

Boqorradii Labaad 18

Boqorradii Labaad 18:14-28