Boqorradii Labaad 18:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalem boqor buu ka ahaa sagaal iyo labaatan sannadood, oo hooyadiisna magaceeda waxaa la odhan jiray Abii ina Sekaryaah.

Boqorradii Labaad 18

Boqorradii Labaad 18:1-12