Boqorradii Labaad 18:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waagaasaa Xisqiyaah dahabkii ka jaray albaabbadii gurigii Rabbiga iyo tiirarkiiba, kuwaasoo uu Xisqiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah ku dahaadhay, oo wuxuu siiyey boqorkii Ashuur.

Boqorradii Labaad 18

Boqorradii Labaad 18:11-18