Boqorradii Labaad 17:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Hoosheeca sannaddiisii sagaalaad ayaa boqorkii Ashuur qabsaday Samaariya, oo dadkii Israa'iilna wuxuu u kaxaystay Ashuur, oo wuxuu dejiyey Xalax, iyo Xaaboor oo webigii Goosaan ag ahaa, iyo magaalooyinkii reer Maaday.

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:1-15