Boqorradii Labaad 17:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, isagu reer binu Israa'iil wuu ka soocay Daa'uud reerkiisii, oo waxay boqor ka dhigteen Yaaraabcaam ina Nebaad, oo Yaaraabcaamna dadkii Israa'iil wuu ka kaxeeyey Rabbiga lasocodkiisii, oo wuxuu iyagii dembaajiyey dembi weyn.

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:12-31