Boqorradii Labaad 17:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu way ka tegi jireen amarradii Rabbiga Ilaahooda ah oo dhan, oo waxay samaysteen sanamyo la shubay, kuwaasoo ahaa laba weylood, oo waxay kaloo samaysteen geedihii Asheeraah, oo waxay caabudi jireen ciidanka samada oo dhan, Bacalna way u adeegi jireen.

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:10-25