Boqorradii Labaad 17:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee iyagu way diidi jireen inay taas maqlaan, laakiinse waxay u madax adkaan jireen sidii awowayaashood oo kale, kuwaasoo aan rumaysan Rabbiga Ilaahooda ah.

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:6-19