Boqorradii Labaad 16:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii Ashuurna wuu maqlay; markaasaa boqorkii Ashuur Dimishaq ku kacay oo qabsaday, oo dadkiina maxaabiis ahaan buu Qiir ugu kaxaystay, oo Resiinna wuu dilay.

Boqorradii Labaad 16

Boqorradii Labaad 16:8-16