Boqorradii Labaad 16:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse wuxuu ku socday jidkii boqorrada dalka Israa'iil; oo weliba wiilkiisii ayuu dab dhex mariyey sidii ay ahayd karaahiyadii quruumihii Rabbigu ka eryay reer binu Israa'iil hortooda.

Boqorradii Labaad 16

Boqorradii Labaad 16:1-10