Boqorradii Labaad 16:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Boqor Aaxaasna wuxuu jaray saldhigyadii darfahoodii, oo berkeddii weysadana wuu ka kor qaaday, oo berkeddii naxaasta ahaydna wuu ka dejiyey dibidii hoosteeda ku jirtay, oo wuxuu saaray meel sallax ah.

Boqorradii Labaad 16

Boqorradii Labaad 16:15-20