Boqorradii Labaad 15:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkiina Rabbigaa wax ku dhuftay, haddaba tan iyo maalintii uu dhintay wuxuu ahaa barasle, oo guri gaar ah buu degay. Oo Yootam oo ahaa ina boqor ayaa reerka u talin jiray, isagoo dadkii dalka degganaa u gar qaybinaya.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:1-11