Boqorradii Labaad 15:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yootam dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii awowgiis Daa'uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Aaxaas.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:33-38