Boqorradii Labaad 15:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalem ayuu boqor ku ahaa lix iyo toban sannadood, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Yeruushaah ina Saadooq.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:23-38