Boqorradii Labaad 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu boqor noqday wuxuu jiray lix iyo toban sannadood, oo wuxuu Yeruusaalem boqor ku ahaa laba iyo konton sannadood, oo hooyadiisna magaceeda waxaa la odhan jiray Yekaalyaah tii reer Yeruusaalem.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:1-6