Boqorradii Labaad 15:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Menaxeem wuu wada laayay Tifsax iyo wixii ku jiray oo dhan, iyo soohdimaheedii marka Tirsaah laga bilaabo, maxaa yeelay, way ka furi waayeen, sidaas daraaddeed buuna u laayay; oo naagihii uurka lahaa oo magaalada ku jiray oo dhan wuu wada dooxay.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:14-20