Boqorradii Labaad 15:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa isagii shirqoolay Shalluum ina Yaabeesh, oo wax buu ku dhuftay dadka hortiisii, wuuna dilay, markaasuu meeshiisiina boqor ka noqday.

Boqorradii Labaad 15

Boqorradii Labaad 15:8-15