Boqorradii Labaad 14:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Dooxadii Cusbada wuxuu reer Edom kaga laayay toban kun oo nin, oo Selacna dagaal buu ku qabsaday, oo wuxuu magaceedii u bixiyey Yoqte'eel, ilaa maantadanna waa loo yaqaan.

Boqorradii Labaad 14

Boqorradii Labaad 14:1-9