Boqorradii Labaad 14:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee meelihii sarsare lama baabbi'in; oo dadku weli way ku allabaryi jireen, fooxna way ku shidi jireen meelihii sarsare.

Boqorradii Labaad 14

Boqorradii Labaad 14:1-10