Boqorradii Labaad 14:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Amasyaah ina Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii shan iyo tobnaad ayaa Yaaraabcaam ina Yoo'aash dalka Israa'iil Samaariya boqor ugu noqday, wuxuuna boqor ahaa kow iyo afartan sannadood.

Boqorradii Labaad 14

Boqorradii Labaad 14:18-26