Boqorradii Labaad 14:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalem ayuu boqor ku ahaa sagaal iyo labaatan sannadood, oo hooyadiisna magaceeda waxaa la odhan jiray Yehoocaddiin tii reer Yeruusaalem.

Boqorradii Labaad 14

Boqorradii Labaad 14:1-7